LATEST NEWS

Deg.Deg Taliyaha Ciidan Booliska Soomaaliya oo Geeryooday

0+1 Allaha Unaxriisto Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Gen. Maxamed Sh. Xasan Ismaaciil ayaa Goodhaweyd ku geeryooday Magaalada Muqdisho, Geerida Taliyaha waxaa warbaahinta u xaqiijiyey saraakiil ciidan oo ka agdhawaa Taliyaha.…

Australia oo Mabnuucday in Dalkeeda ay soo Galaan Dadka ka Yimaada Waddamada Eboluhu ku Dhuftay

Canberra(SLN)- Australia ayaa noqotay dalkii ugu horreeyey ee waddamada Reer Galbeedka mabnuucda in ay soo galaan gudaha dalka dadka ka yimaada waddamada Galbeedka Afrika ee uu ku dhuftay…

Xildhibaan Nac-Nac Oo Sheegay Inuu Xisbig Wadani Ka Maar-May,Shacabka Ku Nool Sool Iyo Sanaag.

Hargaysa(SLN)Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nac-nac ayaa eedo kulul Huwiyay Xildhibaan Bashiir tukaale iyo Xildhibaan Siciid Cilmi rooble waxaana uu ku tilmaamay in khal-khal galinayaa dalka somaliland. Waxa uu…

Sanduuqa Horumarinta Somaliland oo 16 Baabuur ku wareejiyey 5 Wasaaradood iyo 2 Wakaaladood.

Sanduuqa Horumarinta Somaliland waxa uu maanta si rasmi ah gudaha wasaarada Qorshaynta Qaranka iyo Horumarinta Ugu wareejiyey in ka badan 16 baabuur shan wasaaradood iyo laba Wakaaladood oo…

Kooxda Boko Haram Oo Qabsatay MAgaalo Cusub.

Nigeria(SLN)-Dagaalyahanada kooxda Boko Xaraam ayaa lagu soo waramayaa in ay la wareegeen gacan ku haynta magaalada Mubi ee woqooyi bari dalka Nigeria kaddib dagaal ay la galeen ciidamada…

Madaxwaynhihii Zambia Oo Geeriyooday

Zambia(SLN)-Warar ay si aad ah ay u baahinayaan Warbaahinta dalka Zaambiya ayaa ku waramaya inuu geeriyoodey Madaxweynaha dalkaas Michel Sana,kadib markii uu xunuun sanayey Maalmihii tagay. Wararka ayaa…

“Somaliland Way Ka Soo Baxday Balan-qaadkii Horumarinta Sool” Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil

Hargaysa(SLN) Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil, oo ka mid ah madax-dhaqameedka waaweyn ee gobolka Sool, ayaa shaaca ka qaaday in xukuumadda Somaliland ka soo baxday balan-qaadyadii Horumarinta gobolka la…

Maxkamada Gobolka Togdheer oo Xukun ku riday Laba eedaysane oo lagu soo qabtay 180 litir oo khamri ah.

Burco(SLN)Maxkamada Gobolka Togdheer ayaa Maanta Xukun  ku riday Laba eedaysane oo lagu soo qabtay Khamri iyo gaadhi ay ku sideen oo Sraf ah,sidoo kalena waxaa Goobta Maxkamada lagu…

Madaxweynaha Somaliland Oo Amar Ka Soo Saaray Maktabada Gaandi Oo Muran Ka Dhashay.

Hargaysa(SLN)Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed (Siilaanyo), ayaa amar dib loogu furay ka soo saaray xarunta maktamada akhriska GANDI ee magaalada Hargeysa, taas oo muran iyo dhaleecayn ka dhalatay…

Madaxtooyada Oo Ka Jawaabtay Eedaymaha Gudoomiye Cirro iyo Xildhibaanada Mucaaradka ah

Hargeysa(SLN) Xukumadda ayaa Mudanayaasha Mucaaradka ah ee Wakiilada qaarkood mid mid uga jawaabtay Eedo ay xukumadda u jeediyeen.b Xukumadda ayaa ku dooday inaanay lahayn Eedaha Xildhibaanada ee ku…

Xildhibaan Cali Aareye oo Madaxweyne Siilaanyo ugu Baaqay in uu is casilo

Hargeysa(SLN) Xildhibaan Cali Sheekh Ibraahin Aareeye, oo ka tirsan Golaha wakiilada Somaliland, ayaa eedaymo culus u jeediyay Madaxweyne Axmed Siilaanyo waxa uu sheegay inuu haatan ka daran yahay…

Xogahayaha Qaramada Midoobay BanKi-moon Oo Gaadhay Magaaladda Muqdisho.+Sawiro

Muqdisho(SLN)Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Ban Ki-moon, iyo Wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa ka soo degay garoonka diyaaradaha ee magaalada muqdisho. Wafdigu waxaa sidoo kale ka mid…

Wasiirka Caafimadka iyo Xildhibaano Wakiilada ah oo isku Maan-dhaafsan Mashruuca ugu Lacagta Baddan ee lagu Bixiyo Caafimadka Somaliland

Hargeysa(SLN) Wasiirka Wasaarada Caafimadka Dr. Saleebaan Ciise Axmed (Xaglatoosiye) iyo Gudoomiyaha Guddihoosadka Daryeelka Hantida Qaranka Maxamed Cali Xirsi (Obama) ayaa Waxa ka dhexdilaacay Khilaaf  weyn oo Salka ku…

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Amar Ku Soo Saaray In Talaabo Laga Qaadaayo Cidii Hargaysa Ku Dhex Qaadatada Mindiyaha Iyo Soodhadhka.

Hargaysa(SLN)Xukuumadda Somaliland, ayaa markii u horeysay shacabka magaalada Hargeysa ku soo rogtay Amar hore loogu soo rogay magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer, kaas oo dadka caasimadda ku…

Afka Bani’aadamka Waxa Laga Ogaan Kara Kolba Xaaladiisa Caafimaad iyo XannuunkaHaya

Khubaro caafimaadka afka ku takhasustay, ayaa sheegtay in xaalada caafimaad iyo xannuunka haya laga garan afka qofka, kaasoo marka  uu buko laga arko astaamo kala duwan oo tilmaama…

“Xukuumadda waxaan leeyahay muwaadinka sifo sharci ah wax ku hela ha loo baneeyo dhulkiisa, Haddii Maktabad loo baahan yahayna, halkani waa dhul yare” Suldaan Maxamed Suldaan C/qaadir

Hargeysa(SLN):-Suldaanka Guud Suldan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa sheegay inaanay haboonayn in laga qayliyo dhul dawladdu leedahay, oo sifo sharci ah ay ku heshay shirkad waddani ahi, isla markaana…

Wasaradda Caafimaadka Somaliland Oo Madaarka Hargeysa Ka Bilowday Badhitaanka Cudurka Ebola.

Hargeysa(SLN) – Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Ayaa Maanta Madaarka Magaalada Hargaysa Ka Bilawday Baadhitaan Dadka Madaarka Ka Soo Daga Lagaga Baadhayo Xanuunka Halista Ah Ee EBOLA. Hawshan Oo Ay Iska…

Wasiirada Arrimaha Dibada iyo Madaxtooyada oo kulan Qarsoodi ah la Yeeshay Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ee UCID Faysal Cali Waraabe

    Hargeysa (SLN) Wasiiro ka tirsan Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo iyo Gudoomiyaha Xisbiga Muxaafidka ee Kulmiye ayaa Shalay Aroortii kulan qarsoodi ah oo aan u jeedadiisa la garanaynin…

“Maca Odeyga Waa Qalin Khadkii Ka Dhamaaday Madaxweynuhu Waa Ninka Reerkiisii Horsocda Ee Masuul Beeshiisa Ahi Haduu Khalad Galo Aan Talaabo Ka Qaadeyn”Xil Cali Sheekh Ibraahim Aareeye

Hargeysa(SLN)-Xildhibaan Cali Sheekh Ibraahim Aareeye oo katirsan Mudanayaasha Golaha Wakiilada ee Wakhti xaadirkan katirsan xubnaha Mucaaridka ah ayaa, si adag u dhaliilay Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo iyo Gudoomiye…

more.. (1)
more.. (1)

KU XAYAYSIISO HALKAN

QUALITY

Recent Posts