Shirkadda Dahabshiil Oo Boqolaal Kun Oo Doolar Ku Bixisay Sidii Ay U Joojin Lahayd Shabakadda Baligubadlemedia Iyadoo dacwad U Gudbisay shirkadda Bixisa Hostinga Ee Ipage Iyo Shabakadii Oo Hawada Ka Maqan Saacadaha Soo Socotana Hawada Soo Galaysa

Filed under: LATEST NEWS |

Hargeysa (SN) shirkadda dahabshiil ayaa dacwad ay ku baxday lacag gaadhaysa boqolaal kun oo dolar ka gudbisay shabakadda baligubadlemedia iyadoo u gudbisay shirkadda bixisa hostinka ee ipage Shirkadda dahabdhiil ayaa ilaa imika ku guulaysatay inay hawada ka saarto shabakadda balogubadlemedia balse wadahadal u soo dhamaaday goor dhawayd baligubadlemedia iyo ipage wuxuu ku dhamaaday guul iaydoo saacadaha soo socda shabakaddu hawada soo galayso waxaana ayaan darro ah in shirkadda dahabshiil la dagalanto shabakadda madaxa banaan ee baligubadlemedia Lama garanayo ilaa imika halka ay dahabshiil kala qabsatay shabakadda baligubadlemedia maadaama oo baligubadlemedia tahay shabakad madaxbanaan islaamrkaana ka tirsan warbaahinta madaxa banaan ee Somaliland Balse sida ay ay xaqiijisay shirkadda bixisa hostinku waxay sheegtay in dacwad ka dhan ah baligubadlemedia ay dahabshiil u gudbisay shirkadda bixisa hostinka waxa nasiib darro ah in shirkadda dahabshiil ay dagaal intaas leeg ku qaado shabakadda baligubadlemedia iyadoo aan la garanayn sababta ku kalofatay shirkadda dahabshiil in ay cadaawad intaas leeg u qaado shabakadda baligubadlemedia Saacadaha soo socda ayay shabakadda baligubadlemedia hawada ku soo noqon doontaa inshalah. Waxayna shirkadda dahabshiil ku hungobi doontaa qorshaheedii ahaa in shabakadda baligubadlemedia hawada ay ka saarto shabakadda baligubadlemedia sida ugu dhakhsaha badan ayay u samayn doontaa ficil celinta falkaas shirkadda dahabshiil ku kacday

Somalilandnew.com

Hargeysa Somaliland

Leave a Reply

You must be logged in to post a comment.